Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Arrimaha Gudaha Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay. Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa. Waxaana shir guddoominaayay Kusimaha Guddoomiyaha...

Guddiga  Gaadiidka iyo Tamarta ee Golaha shacabka BFS oo kulan la qaatay Shirkadaha adeegyada korantada bixiya ee Muqdisho

Guddiga  Gaadiidka, Garoomada, Dekedaha, Waddooyinka iyo Tamarta ee Golaha shacabka BFS  ayaa maanta kulan wadatashi la qaatay  oo kusaabsan Hindese-sharciyeedka Korantada Qaranka shirkadaha adeegyada...

[DAAWO+SAWIRRO] Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo safar shaqa dalka uga maqnaa oo maanta si deg deg ah ugu soo laabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo si deg deg ah ugu soo laabtay dalka, kadib safar shaqo...

Maxaa Looga hadlayaa Shirweynaha Culimada ee Ka Furmay Muqdisho?

Muqdisho waxaa tis toos ah oga Furmay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo isaga kala Yimid dalka iyo dibadda. Sheekh Cabdiqani Qorane oo ka mid culimada soomaaliyeed...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay

waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xoghaya guud ee Golaha Sare...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...