Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Jabuuti, Ra’isul wasaariyaasha Masar iyo Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga...

Madaxweynaha Kenya oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho +Sawirro

Madaxweynaha Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta Waxaa uu kamid ah hogaamiyeyaal heer caalami ah oo ka qeybgalaya xafladda caleemo saarka madaxweynaha JFS Mudane  Xasan Sheekh...

Reysul Wasaaraha XFS Ayaa Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Wafdi ka Socda Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan oo soo...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka adkaaday Zambabwe

Xulka Qaranka Kubada cagta dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Zambabwe. Kulankaan ayaa ahaa mid ka tirsan Isreebreebka Koobka aduunka ee 2022...

Dekadda oo ku guuleysatay Horyaalka Soomaaliya Markii 3-aad oo is xiga

Kooxda Kubada cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Premier league Soomaaliya 2019. Kulanka galabta dekadda ay ciyaartay ayaa ahaa kii ugu danbeyay waxaana ay ku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...