Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

100 ka mid ah Khawaarijta Oo Lagu dilay hawlgallo Maanta dhacay.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gorof ee gobolka...

Rw Xamse Oo Booqday Xarunta Isgaarsiinta Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday...

Wasir Fiqi oo QM kala Hadlay Taakulaynta Dadka Soomaaliyeed.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha mudane Ilyas Ali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Khawaarijta Oo Lagala Wareegay Wabxo.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan...

Gabar Soomaali ah Oo Taarikh U Dhigtay Doorashooyinka Maraykanka.

Zaynab Mohamed oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee madow ah ee loo doorto senate-ka Minnesota MINNEAPOLIS - Zaynab Mohamed ayaa noqoneyso Haweeneydii ugu horeeyay ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...