Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Qaranka Oo Howl-galo ka sameeyay Deegaano Al-Shabaab dhawaan laga Qabsaday, (SAWIRO)

Cutubyadan oo isugu jira ciidamada guutada 15-aad, qaybta 21-aad ee xoogga dalka iyo xooggaga kacdoonka Shacabka ee macawiisleyda deegaanka ayaa maanta isku fidiyay deegaanada...

Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta Oo ka qaybgalay Shirka Bandhiga Warbaahinta Carabta ee 22aad.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/laahi Xayir Ducaale iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qaybgalaya Shirka bandhiga Warbaahinta Carabta ee...

Madaxweynaha Qaranka oo Is badal ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka...

Soomaaliya oo Niger kaga Qayb gashay Shir Ku Saabsan Horumarinta Hal-abuurka.

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Abdisalam Sharif Hussein, iyo wefti uu hoggaaminaayey, ayaa magaalada Niamey ee dalka Niger kaga qeyb-galay shirka Wasiirada...

UNHCR Oo dib u dajin u sameeysay Boqol oo Qoys oo Barakacayaal ah.

Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug iyo Hay'adda UNHCR ayaa maanta dib u dajin u sameeyay Boqol oo Qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...