Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Sirdoonka Soomaliya iyo Itoobiya oo Heshiis ka Gaaray Ladagaalanka Khawaarijta.

Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dadaallada wadajirka ah ee looga hortagayo argagixisada. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka...

Khawaarijka oo lagala Wareegay Deegaano Cusub. (SAWIRO).

 Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdi Fitaax Qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odawaa...

Soomaali lagu Xiray Dalka Hindiya oo Xabsiyada Laga Sii Daayay.

Magaaladda Hyderabad ee dalka Hindiya waxaa hawlo shaqo u jooga Safiir ku-xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Ku-simaha Safiirka Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Nuur. Ka...

Khawaarijta oo Lagu Xasuuqay Hiiraan.

Waxaa Faahfaahin Dheeraad ah kasoo Baxaysaa Khasaaraha Khawaarijta Ku Gaaray Dagaalkii Gobolka Hiiraan ay kula galeen ciidanka Qaranka iyo dadka Deegaanka. In kabadan 100 ka...

Khawaarijta oo Qarax la Beegsatay Gaari Arday Siday.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday. Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...