Abdiaziz Loyal

89 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyada 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Seddax Askar katirsan dowladda

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukuno ku riday Seddax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa Muuqaal internet lagu baahiyay. Maxamed Axmed Maxamuud (Carab) ayaa la arkay...

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Waddo-Marista

Madaxweynaha DDowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshebeeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Arrimaha amniga,...

Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay+Sawirro

Wasiirka Gaashandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Gudoomiyaha maxkamadda sare oo gaaray magaalada Baraawe

Wasiirka gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow,Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Korneyl Xasan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...