Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

Madaxwaynihii Bankiga Adduunka oo si kadis ah isku casilay

Madaxwaynaha Bankiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si kadis ah isku casilay, waxaana xilkaasi uu hayey muddo lix sanadood ah. Jim oo u dhashay Kuuriyada...

Doorashada madaxwaynaha Puntland oo goor dhaw bilaabanaysa

Doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas, waxaana ku tartamaya ilaa 21-musharax oo xilka...

Golaha shacabka oo ansixiyey miisaaniyadda dawladda 2019 iyo sharciyo kale

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa cod geliyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka taasoo cadadeedu ay dhantahay 344,192,685$ oo uu ka muuqdo koror dhan $47.1 Milyan marka loo eego...

Saldhigii ugu weynaa ee laga soo abaabuli jiray Qaraxyada Al-shabaab oo la burburiyey

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Howlgalka ayaa laga fuliyay...

Wasiirka Warfaafinta dalka oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda Warfaafintu ay sheegeen in...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...