Leyla Aden

1866 POSTS

Exclusive articles:

Amiirkii Dalka Kuwait oo maanta ku dhintay da’da 86-sano jir

Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da’da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo laga sii daayay telefishinka...

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Sheegay in dowladda ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa caalamiga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa caalamiga ah, si...

Sanadka 2023-ka waa sanad guul u ah Soomaaliya (WARBIXIN)

Sanad iyo todobo bilood kadib, maxaa Dowladda Soomaaliya u qabsoomay?, su’aashaasi jawaabteed looma fakirayo, muddo badanna kaa qaadan meyso helidda jawaabteeda, balse aan soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kula la qaatay wasiiradda Gargaar ee Dowlad Goboleedyada

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay  Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...