Leyla Aden

1934 POSTS

Exclusive articles:

Ra”iisulwasaaraha XFS oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka Wasiirka...

Wasiir Cali-Xoosh: oo bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda dalka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Xil- Cali Yuusuf Cali – Xoosh oo khudbad ka jeediyey Madasha isku duwida...

Dabool saarkii oo lagu bedalayo soo saaris (WARBIXIN)

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya Markab Shidaal iyo Gaas ka baara Xeebaha Soomaaliya, waxaana la soo warinayaa in Turkiga uu Xeebaha Soomaaliya u...

Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis lagu sameyn doonno

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameyn doonno. Duqa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...