Leyla Aden

1906 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya iyo Turkiye oo bilaabaya hannaan iskaashi ee dhanka Macdanta (WARBIXIN

Munaasabadda lagu soo dhaweyayay Markabla shidaalka sahminaya Oruc Reis, kaasi oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho bishii Oktoobe ee sanadkii hore, balse haatan sahmin...

Hamas iyo Israel oo maanta mar kale isweydaarsanaya maxaabiis

Hamas iyo Israel ayaa maanta isweydaarsanaya sadex maxaabiis oo Yuhuud ah iyo 183 Falastiiniyiin ah ,taas oo qeyb ka ah heshiiska xabbad joojintii ee...

Wasiirka shaqada XFS oo qaabbilay wafdi ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Waddani ayaa maanta kulan...

Madaxweyne Lafta gareen oo saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed oo ay diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed. Wasiirka Haweenka Marwo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...