Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan ayaa ku sii qul-qulaya dhulka barakeysan, iyadoo halkaas si wayn loogu soo dhaweeynaya, kuwaas oo wajiyadooda laga dheehan karo farxadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi,...