Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo booqasho ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaare ku xigeenka...
Ganacsiga XFS Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Mawliid oo ka dhacay...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah u daah-furay xarunta cusub ee tijaabooyinka...