Leyla Aden

1934 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda oo dhaqangelisay nidaamka Casiriga ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

Kaalinta Dad-dhigista ee dhisidda Kaabayaasha iyo Nidaamvada Dhijitaalkaah ee Aqoonsiga Sharci ee Qaaradda Afrika Afrika waxay maanta xusaysaa Maalinta Sideedaad ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha...

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq oo uu hoggaaminayo La-taliyaha...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta oo lagu qabtay dagaalkii Bariire

Weriye Zakariye Qaasim Bagax oo ku sugan Bariire ayaa la kulmay labo ka mid ah maxaabiista dagaalka ee Khawaarijta looga qabtay howlgalkii guuleystay ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah, ayaa gaaray...

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka furtay magaaladda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...