Leyla Aden

1098 POSTS

Exclusive articles:

Xuska Maalinta Warfaafinta Soomaaliya 21-ka Janaayo

Shacabka  Soomaaliyeed ayaa maanta u dabbaaldegaya xuska maalinta warfaafinta Soomaaliya,gaar ahaan qoraalka Afka Soomaaliga oo kamid ah luuqadaha looga hadlo Geeska Afrika ee ay...

Wasiirka Warfaafinta oo diray farriin ku aaddan maalinta warfaafinta

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa diray fariin ku aaddan maalinta warfaafinta iyo xuska markii ugu horreysay ee...

Wasiir Fiqi oo ka hadlay fadhiga golaha ammaanka ee QM

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa khudbad ka jeediyay fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ee tirsigiisu...

Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Badqabka Kalluunka oo ka furmaya magaalada Muqdisho.

Shirka Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa ka qeyb galaya wasiirro, xildhibaanno, xubno...

Wasiirka Shaqada oo faah faahin ka bixiyay heshiis shaqa abuur oo dowladda la gashay Sacuudiga

-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Yuusuf Maxamed Aadan,oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis shaqa abuur loogu sameynayo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...