Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Netherland Oo Kulan Ku Yeeshay Washington

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Netherlands, Wopke Hoekstra oo ay ka wada hadleen xoojinta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo xariga ka jaray taallooyinka qadiimiga ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iyo Axmed Gurey...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka: “ICJ waa markii ugu dambeysay ee dacwadda ay dib u dhigeyso.

Maxkamadda Caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa dacwaddii badda Soomaaliya ayaa go’aamisay in dacwadda la qaadi doono 8 -12-ka June ee 2020. Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir uga qeybgalaya Washington.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha...

Wasaaradda Waxbarashada Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka wax kama dhigi karo macalin aan heysan aqoonsiga wasaarada.

Xili wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sarre ee dalku ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayada aqoonta waxbarasho ee Jaamacada iyo dugsiyada dalka ku yaala...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...