Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo booqday Saafaradda Soomaaliya ee Masar.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo booqday Saafaradda Soomaaliya ee Masar. (Qahira, Masar – Janaayo 26, 2023) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac...

Dowladda iyo Culumada Soomaaliyeed oo u midoobay sidii loo ciribtiri lahaa fikirka gurracan ee xagjirka

Muqdisho-(SNTV)-Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu gorfeynayo sidii loo ciribtiri lahaa fekerka gurracan ee xagjirnimada iyo waafajinta dowladnimada ayaa waxaa baaqyo...

Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada.

Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray Xarumaha adeegyada Bulshada ee Xarardheere

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, ayaa kormeer ku soo...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada X.F.S oo ka qeyb galay Shirka Isgaarsiinta Jaamacadda Carabta

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...