Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Shirkii Madasha Maayarada Soomaaliya oo Warmurtiyeed laga soo saaray .

Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS ayaa Warmurtiyeed kasoo saartay Shirkii Muqdisho ugu soo dhamaaday Madasha Maayarada Soomaaliya kaas oo Wasaaraddu qabatay.

Hub culus oo lagu soo qabtay howlgal {Sawirro}

Ciidanka Amniga oo wali ku jira howlgal ay ka wadaan xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku dhigeen nuucyo...

Hay’adaha amniga oo ku guuleystay in ay fashiliyaan Dhagarta aan muuqan ee Khawaarijta (Warbixin)

18-kii May, Sanadkan 2023, todobaadkii hore Al-shabaab waxay lumiyeen Kunteenar hub iyo walxaha qarxa isugu jira oo ay doonayeen in ay ku gumaadaan Dalka...

Amarkii Maareynta Mooto Bajaaj-ta oo maanta Muqdisho ka dhaqan galay

Waxaa Muqdisho ka dhaqan galay amarkii Maamulka Gobolka Banaadir uu ka soo saaray kaltanka gaadiidka loo yaqaanno Mooto Bajaajta laga bilaabo maanta oo Khamiis...

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federalka Soomaliya Xildhibaan Fardowso Cisman Cigal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...