Fardowso Xasan Nuur

1137 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Xamse “Doorashadu waa xuquuq dastuuri ah oo uu qof kasto leeyahay”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si firfircoon uga qeyb qaadanaya diiwaangelinta codbixiyeyaasha dalka, isagoo muujinaya sida ay muhiimka u...

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo Waraaqaha Aqoonsiga u gudbiyay Agaasimaha UNOV

Safiirka Soomaaliya ee dalalka Switzerland iyo Austria, Khadra Axmed Ducaale, ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbisay Ms. Ghada Waly, oo ah...

Madaxweynaha JFS oo Casuumaad u dirtay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey...

Wafdi ka socdo dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Laascaanood

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Federaalka...

Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...