Fardowso Xasan Nuur

890 POSTS

Exclusive articles:

R/W Xamse “Musuqmaasuq lama Ciribtiri Karo haddii aan la helin Garsoor lagu kalsoon yahay”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin,...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa ku sugan Baqdaad isaga oo booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Ciraaq. Booqashadan...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo sagootiyey Ciidamo Tababar kusoo qadanayo Masar

Ku Simaha Taliyaha ahna Taliye ku-xigeenka  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif), ayaa sagootiyey ciidamo tababar layli sarkaalnimo ku soo qaadanaya...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya 

Wasiirka Wasaaradda Deegganka iyo Isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa kullan wax-ku-ool ah maanta kula yeeshay magaalada Nairobi ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Khadka Taleefanka kula hadlay dhiggiisa Ukraine

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Ukraine, Andrii Sybiha, si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...