Fardowso Xasan Nuur

426 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo sheegtay in ay bilaaban doonto qaadista canshuurta gadida 18 Agoosto, 2024 

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay marwalba uga mahadcelineysaa shacabka Soomaaliyeed doorka wanaagsan ay ka qaataan kobcinta dakhliga dowladda, kaas oo muhiim...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirada Beeraha Dowlad Gobaleedyada dalka

Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar shaqo...

Shirk hormarinta Beeralayda oo lagu qabtay Magaalada Jowhar  

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye, ayaa shir guddoomiyay uga furmay Wasiirada Beeraha dowlad Gobaleedyada dalka magaalada...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga Difaaca iyo Amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka dhacay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay Safiirka Soomaaliya u jooga Dowladda UK

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...