Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray Dowladda Jabuuti 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa hambalyo ku aadan 47-sano guuradii kasoo waraagatay markii wadanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo 

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo...

Shirka Gollaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Qataha Amniga Qaranka

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud...

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xorriyadda Jabuuti

Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

Wasiirka Owqaafta oo Shahaado Sharaf siiyay Warbaahinta Qaranka 

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...