Fardowso Xasan Nuur

1321 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Masar oo kawada hadlay xaaladda Gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, ayaa ka wada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada iyo midnimada dalka u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. 2-...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga oo Shabeellaha hoose kula hadlay Ciidanka XDS 

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gobolka Shabeellaha Hoose ugu khudbeeyey cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa faray u diyaar garoobaan howlgallo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u Ambabaxay dalka Ciraaq 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq, kadib markii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...