Fardowso Xasan Nuur

1321 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha JFS oo kullan la qaatay Madaxda Gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga Dalka 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka...

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Kalluumeysiga oo tababar uga furmay Shiinaha

Agaasimaha waaxda shaqaalaha ee Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya Marwo,Ikraan Maxamed Cabdullaahi oo madasha ka hadashay, ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin tababarkaan qiimaha badan,islamarkaana...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Tababar u soo xiray Saraakiil ka Qalin-Jabiyeen Dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen Dufcaddii 6-aad ee Layli Saraakiil ee ka tirsan...

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdigiisa oo gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda Ciraaq 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay, ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. Ra’iisul Wasaaraha...

Dood ku saabsan sida loo mareeyn karo cudurka macaanka oo lagu qabtay xalay Muqdisho 

Qaar kamid ah dhaqaatiirta iyo xeel-dheerayaal Caafimaad,ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee loo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...