Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Diinta Islaamka ee Soomaaliyeed, xusayna mudnaanta ay dowladdu siinayso talada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf u sameeyay Culumaa’udiinka Soomaaliyeed 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed, ayaa soo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa...

Wasiirka Teknoolojiyadda XFS oo booqday xarunta Maamulka Xogta Shiinaha

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) iyo wefdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo u joogo Magaalada...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Qabatay Munaasabadda Xuska maalinta Naas Nuujinta 

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa furtay munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo maanta oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...