Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga Difaaca iyo Amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka dhacay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay Safiirka Soomaaliya u jooga Dowladda UK

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Madaxa Cusub ee Iskaashiga Jarmalka ee Soomaaliya 

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Alena...

Guddoomiyaha SoDMA oo hoggaaminaayo madax ka socta hay’adda UNOCHA oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, waxaana Garoonka diyaaradaha magaaladaas ku soo dhaweeyey...

Duqa Muqdisho kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Gobolka Banaadir 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...