Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Dalka Turkiga 

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad...

Dowladda Soomaaliya oo Ethiopia ku eedeysay iska horkeen beelaha ka waddo gobolka Gedo

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa tallaabooyinka guracan ee Dowladda Ethiopia ay ka waddo Gobolka Gedo, oo ay isaga horkeeneyso beelaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir...

Xubnaha labada Aqal ee BJFS oo ka qeygalay aaska Marxuum Senator Maxamed Cali (Gaagaab) 

Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaatul janaasa oo loo sameeyay allaha u naxariistee Senator Maxamed...

NISA oo howlgal qorshaysan ka fulisay duleedka tuulada Jambaluul oo hoos tagta degmada Afgooye

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...