Fardowso Xasan Nuur

1389 POSTS

Exclusive articles:

Safiirka Soomaaliya ee dalka Bakistaan oo kula la yeeshay Madaxweynaha Jaamacadda Islamabad

Safiirka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheeknuur Maxamed Xasan, ayaa Dalka Bakistaan kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jaamacadda Islaamka ee Islamabad Dr. Axmed Shuja Sayed, Kulankaas...

Guddoomiyaha BJFS iyo duqa Muqdisho oo ka wada hadlay meelmarinta Maqaamka Caasimadda

,Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed...

Taliyaha CBS oo Dhagax Dhigay Dhismaha Masjidka Xarunta Dhexe ee Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Masjidka ee Xarunta Dhexe ee Booliska Soomaaliya. Dhismahan cusub ee...

Wasiirka Beeraha XFS oo ka qaybgalay Shir looga hadlayay Istaraatiijiyada Beeraha ee Midowga Afrika

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa magaalada Kampala uga qayb galay shir looga hadlayay istaraatiijiyada Beeraha dalalka Midowga Afrika....

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo qaabishay Safiirka UK ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...