Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Ciyaaraha Galmudug oo tababar Aqoon kororsi ah u furay Dhallinyarada Galmudug

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowladda Galmudug Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur, ayaa maanta Tababar sare loogu qaadayo Aqoontooda xirfadeed uga furay Gaalkacyo Xubno ka...

Xil wareejin rasmi ah oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Cadaaladda XFS

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Feysal Aadan Xasan,  ayaa maanta si rasmi ah xilalka ugu kala...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan rabnaa inaan xoogga saarno sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa kuwa Caalamka”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Magaalada Baydhabo 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa gaaray Magaaladda Baydhabo ee xarunta...

Wasiir Dowlaha Howlaha guud oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Howla guud ee Jaamacadda Carabta 

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howla guud dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd), ayaa ka qeyb galay shirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...