Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka ee Isbitaalka De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tacsiyeey geerida Abwaan Cabdulle Geeda-naar

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Hirshabeelle geerida Allaha...

Wasiir Cali Xoosh oo kulan la qaatay Shacabka Jowhar iyo Madaxda Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo shaqo ku jooga Hirshabeelle ayaa waqti la qaatay qaybaha...

SoDMA oo Gargaar Raashin ah u qeybisay Qoysas dan yar ah oo ku sugan Deyniile

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxa ay deeq gargaar raashin ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ugu qeybisay qoysas ka kooban...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaaminta Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaaminta Afrika ee la bixiyo, waxaana lagu guddoonsiiyey munaasabadda ka dhacday magaalada Davos ee...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...