Fardowso Xasan Nuur

1398 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay Xarunta Guddiga Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, ayaa...

Wasiirrada Hirshabeelle oo ka hadlay Amniga iyo Horumarinta Deegaannadaas

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle. Kulankan ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo xasilinta deegaanada...

Wasiirka Cadaaladda oo kulankii muhiim ah la qaatay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ku qaabilay xarunta Wasaaradda, wafdi ka socday Midowga Afrika oo...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Daawada ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Keydka Daawada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda...

SoDMA iyo QM oo si wadajir ah u Daah-furay Qorshaha Gurmadka 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane. George Conway ayaa...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...