Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Tanzania 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibidda Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit...

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Tanzania 

Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminaayo Agaasimaha Hay'adda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Garbahaarey

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo....

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Baydhabo

Ra'iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...