Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha gudaha Federaalka oo kulan la qaatay Maamulka degmada Garbahaareey

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta...

Kulan looga hadlayay la dagaalanka argagixisada oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Mombasa

Kulan socday muddo todobaad ah oo looga hadlaayay la-dagaalanka argagixisada iyo xakamaynta farriimaha gurracan oo ay soo agaasintay Urur-Gobolleedka IGAD, ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Wafdigii ka socday Tansaaniya ee soo gaaray Soomaaliya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Moallim Fiqi , oo ay weheliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska, Daud Aweis , iyo Danjiraha Soomaaliya ee Tansaaniya,...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1-President Hassan Sheikh Mohamud held talks at Villa Somalia with the Minister of Foreign Affairs of the United Republic of Tanzania, Mr. Mohamud Thabit...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...