Fardowso Xasan Nuur

1308 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha CBS oo xafiiskiisa ku qaabbilay Saraakiil soo qaatay heerka labaad ee Waxbarashada 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada heerka labaad (Master Degree) oo...

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo horumarinta Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib u dhiska...

Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Haweenka

Gudigga maadaxa banaan  ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo  kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed,ayaa diirrada lagu saaray sidii Haweenku qeyb weyn uga...

Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060ka laanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay wafdi sare oo ka socday dowladda Algeria

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...