Fardowso Xasan Nuur

1260 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kampala

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Safiir Axmed Moalim Fiqi, oo dhawaan booqday Uganda si uu uga qeyb galo Shirweynaha AU ee ku saabsan CAADP, ayaa booqday...

Guddoomiyaha SoDMA oo deeq Gargaar ah kala wareegey Safiirka Imaaraadka Carabta 

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi kala wareegay deeq gaar...

Wasiirka Arrimaha gudaha FS oo xilalka u kala wareejiyey Guddoomiyihii hore HQB Iyo midka cusub 

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, Mudane Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Mudane Axmed...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo soo dhaweysay guulaha ay gaartay DFS

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Britain, ayaa si weyn u taageertay guulaha ballaaran ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya. Cumar Xasan Cali oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilalka u kala wareejiyey Wasiirrada Degaanka iyo Qoyska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...