Fardowso Xasan Nuur

1397 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Geneva kula kulmay Agaasimaha ITC

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb-galay shirka Wasiirrada Maaliyadda ee Geeska Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, halkaas oo lagu qabanayo shirka 23-aad...

Wasiir Fiqi oo Khudbad ka jeediyay kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan oo Golaha...

Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Amb. Alper Aktaş. Labada mas’uul...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceed la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meeratada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kulan-doceed la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...