Fardowso Xasan Nuur

1241 POSTS

Exclusive articles:

S/G Odawa “Diyaar ayaan u nahay in aan ka hortagno kooxaha khawaarijta ah”

Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan ciidanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada dowladda iyo taageerayaashooda ay diyaar...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dahir Shire Maxamed, oo safar shaqo ku jooga magaalada Daarasalaam ee dalka Tanzania, ayaa...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynaha Caafimaadka Afrika 

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Mohamed Hassan Mohamed, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Caalamiga ah ee Ajendaha Caafimaadka Afrika (AHAIC 2025), oo...

R/W ku-xigeenka oo tababarka u soo xiray dufcadii 9aad ee Ciidanka Daraawiishta KGS

Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, oo uu weheliyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan...

Guddoomiye Abshirow oo Guddoomiyay Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedyada Caymiska

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga 6-aad kulankiisa afaraad. Kulan ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...