Fardowso Xasan Nuur

1241 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Qoyska XFS oo deeq raashiin ah u qeybisay Qoysas danyar ah 

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq raashiin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool degmooyinka...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galeen Afur Wadareed lagu qabtay xaafada Taleex 

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa ka qeyb galay Afur Wadareed lagu qabtay xaafada Taleex ee...

Golaha Wasiirrada oo soo saaray go’aanno adag oo ku wajahan amniga Dalka  

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulankooda maanta ka...

R/W ku-xigeenka Labaad oo dhagax-dhigay Suuq Xoolaha lagu iibin doono ee Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Abdisalaan Abdi Ali Dhaay oo ay wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eeley, Wasiirka...

Wasiirka Batroolka XFS oo ka qeyb galay Carwada Shidaalka ee Wadamada Bariga Afrika 

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dahir Shire Maxamed, ayaa ka qeybgalay Carwada 11-aad ee Shidaalka Wadamada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...