Fardowso Xasan Nuur

1137 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan Casho Sharaf ah loogu sameeyay Dalka Russia

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka,Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qayb-galay kulan casho sharaf iyo sagootin ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda...

Madaxweyne JFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaal cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub oo ku soo biiray diblumaasiyiinta ka howlgala dalkeenna. Danjireyaasha uu...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska 

Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogo Soomaaliya, Danjire...

Golaha Wasiirrada oo meel-mariiyeen Qaraar looga hortagayo khataraha Baraha bulshada

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa meel-mariyey Qaraarka maareynta Isticmaalka khaldan ee baraha bulshada. Shirka oo uu guddoominayey Ra'iisul...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Madax ka socota hay’adda UNOPS

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa maanta aqalka dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay madaxda hay’adda UNOPS,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...