Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay warbixinta Odoroska dhaqaalaha Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Sheekh Faarax (Beene-Beene), ayaa maanta si rasmi ah u furay...

SoDMA oo soo gabagabeysay kulan looga tashanayay wax ka qabashada masiibooyinka

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wada-tashi ah oo socday laba maalmood. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay wasaaradaha...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud praised the Armed Forces for their successes in the fight against the Al-Shabaab extremists. 2- President Hassan Sheikh Mohamud visited...

Warbixinta toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida ku ammaaney guulaha ay ka soo hoyeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh...

Safiirka Soomaaliya ee Rwanda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Tanzania iyo Rwanda, Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa kulan soo dhaweyn iyo is-xogwaraysi ah la qaatay qaar...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...