Fardowso Xasan Nuur

1241 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Hay’adda NISA oo gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal ka tirsan Khawaarijta

Qaranka ee NISA, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Kulanka Fulinta Qorshaha Wasaaradda ee 2025

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Ali Yusuf Ali - Xoosh, oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda,...

Ciidanka Qaranka oo hawlgal ku beegsadeen horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta 

Ciidanka Qaranka ayaa hawlgal si weyn loo qorsheeyay xalay ku beegsaday horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo ku shirsanaa duleedka deegaanka Sumadaale...

Shir looga hadlaayo yareynta khataraha ka dhasha Abaaraha oo ka socda Magaalada Nairobi 

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Africa Risk Capacity (ARC) ayaa yeeshay shir loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta, Mudane Sheikh...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...