Fardowso Xasan Nuur

1302 POSTS

Exclusive articles:

NISA oo howlgallo qorsheysan ku dishay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta 

Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay Shirweynaha Bangiga horumarinta Islaamka 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB)...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan doceedyo la yeeshay dhiggiisa Jabuuti iyo Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masar 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiistii kulan-doceed kula yeeshay magaalada Baqdaad dhiggiisa Masar,...

Shir u dhexeeya hay’adaha Maaliyadda DFS iyo Hay’adda IMF oo ka dhacay Nairobi

Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF). Shirkaas...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...