SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Danjire C/raxiin Caabi Faarax

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday  Allaha u...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo xafiiskiisa kulan kula qaatay ku xiggeenka Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ku xiggeenka Safiirka dawladda aan walaalaha...

Safaaradda Soomaaliyeed ee k/Afrika oo qabatay Shir loogu hadlaayo waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed

Pretoria-(SNTV)-Shirkan oo ay qabatay Safaaradda Soomaaliyeed ayaa kasoo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya,Xildhibaano,Madaxda Safaaradda,marti sharaf isugu jiray Macalimiin ka socotay Jaamacado ay...

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Xafiisyo ka furatay Goldogob iyo Qardho

Muqdisho-(SNTV)-Magaalooyinka Qardho iyo Goldogob oo ka kala tirsan Gobollada Mudug iyo Bari ayaa Maanta laga furay Labo Xafiis oo laga bixinaayo Baasaboorrada iyo Kaararka...

Dawladda Shiinaha oo 1.5 Milyan ku wareejisay dawladda Somaliya si wax looga qabto dadka fataahada saameysay

Muqdisho(SNTV)-Dawladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah dawladda Soomaaliya gudoonsiisay lacag 1.5 miliyan dollar taasi oo looga gurmanayo dadka ay fataahadu ku saaamaysan dalka. Wasiirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...