SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxda dalka oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha Ramadaan.

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Guddoomiyaha aqalka Sare  &Ra'isulwasaaraha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xalay kormeerey uu ugu kuurgalayay amniga ku tagay gudaha iyo daafaha magaalada Muqdisho

Muqdisho(SNTV) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga,guddoomiye kuxigeenka dhanka amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir,saraakiisha Booliska iyo...

Jubaland oo laga hirgaliyay adeegyada Garsoorka

Wafti uu hoggaaminay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo maanta  gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa xariga ka jaray Dhismaha Maxkamadaha  iyo Xeer ilaalinta Jubbaland oo...

War-murtiyeed:- Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo soo xirmay

Muqdisho (SNTV), Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Madaxweyne Farmaajo “Waa in dagaalka Tuka-raq degdeg lagu joojiyaa”

Faafin degdeg 15ka May, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...