SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Yaa is geeyay wareegga labaad ee tartanka degmooyinka Dharkeenleey iyo Yaaqshiid?

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa 7-aad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Yaaqshiid & Dharkeenley  oo ka wada...

Rag loo heysto weerarkii Naasa Hablood labo oo maxkamadda ciidanka la soo taagay

Muqdisho (SNTV)-Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa qaaday kiiskan loo heysto eedeysanayaasha kala ah:-  Fraxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir...

Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab.

Muqdisho(SNTV)–Ciidanka sugidda Amaanka Caasimadda ee SAMA ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku khaarijiyay labo ka mid ah Maleeshiyaadka Kooxda Nabadiidka ee Al-shabaab...

Shir looga hadlayey heerarkii uu soo maray Dastuurka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV), Shir wadatashi ah oo ay wada yeesheen guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka baarlamaanka Soomaaliya, guddiga madaxa banaan ee hirgelinta...

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howl-gelinaysa Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu howl-gelinayo xaruntii Golaha Murtida iyo madaddaalada ee National Teatre-ka. Ku simaha...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...