SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday xarunta isgaarsiinta Jabuuti iyo Dekadda Dooraale.

Jabuuti, June 08, 2018— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan joogay Jabuuti ayaa booqday xarunta isgaarsiinta...

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo munaasabad Afurin iyo Ciidsiin ah u sameeyay Dadka Aragga la’

Muqdisho-(SNTV)-Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Munaasabad isugu jirta Afurin iyo Ciidsiin wuxuu u...

Sustainable solutions to drought in Somalia

Somalia suffers from drought on a regular basis. Besides humanitarian aid, Finland is supporting the country to find sustainable solutions to drought. Farmer Abdi Shakur...

QM oo Lix ka mid ah Tahriibiyeyaasha Liibiya cuna qabatayn kusoo rogtay

New York-(SNTV)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay Lix xubnood oo ka mid ah horjoogayaasha gabbood fallada u geysta Dadka tahriibayaasha...

Wiil Soomaaliyeed oo ku guuleystay tartanka Qur’aan aqriska Dunida Islaamka oo lagu soo dhoweeyay Maraykanka

USA-(SNTV)-Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalooyinka mataanaha Minneapolis st paul International Airport lagu soo dhaweeyey Axmed Burhaan Maxamed oo ah wiil Soomaali Amerikaan ah isla...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...