SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guusha Kismaayo & Isku aadka afar dhammaadka tartan aqooneedka

Muqdisho (SNTV)-Waxaa wareegga ugu dambeeyo ee dhammaadka wareegii 3-aad caawa ku wada  tartamay degmooyinka Kismaayo & Xamar-jajab oo ka kala tirsan Jubbada-Hoose iyo Benaadir. Tartameyaasha...

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta Qalab Ciidan lagu wareejiyey

Muqdisho (SNTV)- Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska, ayaa maanta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay soo gaarsiiyey Qalab Ciidan oo ka kooban , Jaakadaha Xabadda Celiya,...

Xafiiska Warfaafinta Maaxtooyada Soomaaliya oo bilaabay barnaamij lagu ciidsiinayo carruurta ay ka geeriyoodeen wariyeyaashii Soomaaliyeed

Muqdisho(SNTV):–Xafiiska Warfaafinta Maaxtooyada Soomaaliya ayaa bilaabay barnaamij lagu ciidsiinayo carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen wariyeyaashii Somaaliyeed tan iyo sanadkii 2007dii. Madaxtooyada Soomaaliyaa ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo Xarigga Ka Jaray Waddada Wasaaraddaha ee Puntland.

Garoowe(SNTV):–Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taarikhdu tahay 10 June 2018 ayaa waxa uu xarigga ka jaray waddada...

Duqa Muqdisho oo amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaab

Muqdisho, 10 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...