SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Barri Mudane Cabdimsamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta xafiiska maamulka Gobolka Bari kulan kula qaatay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Mudane Siciid Cismaan...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta 2aad marsiiyay sharciga dhismaha Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga.

Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dalka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa ugu horeyn Wasiirka...

Taliye ku-xigeenka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb+(SAWIRRO).

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Socdaalka Taliye ku-xigeenka booliska oo...

Wafdi Wasiiro ah oo ka socday dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur+(SAWIRRO).

Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray xarunta ciidanka Qeybta 27aad ee Lamagalaay (Baladweyne)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kormeer ku tegay xarunta Ciidanka Xooga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...