SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada XFS ee dhawaan la magacaabay oo maanta xafiiskiisa la wareegay.

Muqdisho (SNTV) Tani waxay qeyb ka tahay dardar-gelinta howlaha shaqo ee horyaala wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada loogana fadhiyo fulinta waajibaadka loo igmaday. Wasiir ku xigeenka...

Qaramada Midoobay Oo baareysa Carruurti lagu laayey Yemen.

New York Sabti August 11(SNTV):- Kulan ay ku  yeeshaan magaalada Newyorka,Golaha Ammaanka ee JImciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayey  kaga hadleen duqeyntii lagu dilay caruur...

Ra’iisul Wasaara Khayre oo daah-furay Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Muqdisho, August 11, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay...

Laba ruux oo loo xiray waxyaabaha maanka dooriya

Gaalkacyo (SNTV) Ciidanka Booliiska Gobalka Mudug ee dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay 2-ruux oo  qeyb ka ah shabakad  ka shaqeysa sameeynta iyo...

Horjoogeyaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah nabadiidka Al-shabaab  ka sameeyey deegaano hoostaga Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellada Hoose  ayaa waxey...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...