SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan sagootin ah usameeyay kooxda kubadda cagta Galmudug+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb xulka kubadda cagta Galmudug oo dhawaan...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo dilay ku dhawaad 20 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo isugu jiray Ajaanib iyo Soomaali.

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal isugu jira Soomaali...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda Dalka+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland Caawa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabey Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur...

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA ©SNTV // 12.12.2020.

Halkan ka Daawo. https://youtu.be/h-vCdqfIsgE

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...