SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray oo la wareegeen shaqada.

Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa sheegay in ay maanta la wareegeen shaqada Dr....

Haweenka degmada Dhuusamareeb oo baaq u diray waxgaradka gobolka Galgaduud+(SAWIRRO).

Kulankan ay soo agaasimeen haweenka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa loo gu tacsiyeeyay falkii foosha xumaa ee todobaadkii hore lagu dilay saraakiishiil ka...

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka hirshabelle Dr-Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa waxaa...

Shirka Amniga doorashooyinka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+(SAWIRRO).

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka qaranka ayaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furay shirka guddiga...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kula kulmay Isimmadda Dhaqanka Puntland Magaalada Garoowe+SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...